Waa maxay sonkorowga nooca 1aad?
Hvad er type 1-diabetes?
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan, waxaa lagu sharaxay waa maxay nooca 1aad ee sonkorowgu yahay, sababta ay u dhacdo iyo sida loo daaweeyo. Muddada: 03:29 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver det forklaret, hvad type 1-diabetes er, hvorfor det opstår, og hvordan det behandles. Varighed: 03:29 (Video: Videncenter for Diabetes)
Xanuunada ka dhasha xanuuno hore kuwaas oo xidhiidh la leh sonkorowga nooca 1aad
Følgesygdomme til type 1-diabetes
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan waxaa lagu sharxayaa noocyada ugu muhiimsan sonkorowga nooca 1aad. Sidoo kale waxaa lagu sharaxayaa sida looga hortago. Muddada: 04:19 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver nogle af de vigtigste følgesygdomme til type 1-diabetes forklaret, samt hvordan de kan forebygges. Varighed: 04:19 (Video: Videncenter for Diabetes)
Waa maxay sonkorowga nooca 2aad?
Hvad er type 2-diabetes?
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan waxaa lagu sharaxaa sababta sonkorowga nooca 2aad u dhaco, waxa ku dhaca jirka iyo sida loo daaweeyo. Muddada: 03:57 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver det forklaret, hvorfor type 2-diabetes opstår, hvad der ændrer sig i kroppen, og hvordan det behandles. Varighed: 03:57 (Video: Videncenter for Diabetes)
Xanuunada ka dhasha xanuuno hore kuwaas oo xidhiidh la leh sonkorowga nooca 2aad
Følgesygdomme til type 2-diabetes
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Cudurrada isku-dhaafka ah ee sonkorowga nooca 2aad ah, badanaa waa laga hortagi karaa. Fiiri fiidiyowga sababta cudurku qofka ugu dhaco iyo sida looga hortagi karo. Muddada: 03:45 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
Følgesygdomme til type 2-diabetes kan ofte forebygges. Se i videoen, hvorfor følgesygdomme opstår, og hvordan de kan forebygges. Varighed: 03:45 (Video: Videncenter for Diabetes)
Waa maxay macaanka uurka caloosha?
Hvad er graviditetsdiabetes?
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan dhexdiisa, waxaa lagu sharaxay sonkorowga nooca ku dhaca uurka, sababta ay u dhacdo iyo sida loo daaweeyo. Muddada: 03:56 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver det forklaret, hvad graviditetsdiabetes er, hvorfor det opstår, og hvordan det behandles. Varighed: 03:56 (Video: Videncenter for Diabetes)
Karbohaydraytyada iyo macaan
Kulhydrater og diabetes
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan, noocyada kala duwan ee karbohaydraytyada ayaa la soo bandhigayaa waxaana lagu sharaxay sida ay u saameeyaan sonkorta dhiiga siyaabo kala duwan. Muddada: 04:31 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver de forskellige typer kulhydrater præsenteret, og det bliver forklaret, hvordan de påvirker blodsukkeret forskelligt. Varighed: 04:31 (Video: Videncenter for Diabetes)
Jimicsiga iyo macaanka
Motion og diabetes
For at se dette indhold, skal du ændre din Cookie indstillinger
Muuqaalkan waxaa lagu sharaxay sababta jimicsigu muhiim u yahay marka uu qofku qabo cudurka sonkorowga, iyo sababta jimicsigu u kordhiyo dareenka murquhu u leeyihiin insulinka. Muddada: 03:22 (Video: Xarunta aqoonta ee sonkorowga)
I videoen bliver det forklaret, hvorfor motion er vigtigt, når man har diabetes, og hvorfor motion øger musklernes følsomhed over for insulin. Varighed: 03:22 (Video: Videncenter for Diabetes)